Financial research & pipelines
Bring ALPHAPORT.AI financial research and AI workflows into ChatGPT. Explore public-company financials, valuation metrics, operating KPIs, reported segments, ETF holdings, earnings, themes, and company screens. Connect your account to run the AlphaPort pipelines you choose and return to the results when they are ready.
Marka lagu xidho ALPHAPORT.AI, ChatGPT waxa laga yaabaa inuu abkan la wadaago wada-sheekeysiyo iyo xusuus khuseeya si uu macne guud ugu bixiyo codsiyadaada. Isticmaalka ALPHAPORT.AI ee xogtan waxa xukuma shuruudahooda iyo siyaasaddooda asturnaanta. Haddii Xusuusta kuu daaran tahay, xogta abka waxa loo adeegsan karaa in si firfircoon laguu siiyo macluumaad ama talo soo jeedin waxtar leh. ChatGPT had iyo jeer wuu ixtiraamaa dookhyadaada xogta tababarka, oo ay ku jirto xogta abyada ku xidhan. Adeegsiga abyada waxa la socon kara khatar sare. Waxaad maamuli kartaa dookhyadaada ama ka goyn kartaa abyada wakhti kasta setinkaaga. Wax badan ka ogow